Sırta Guusha
Sırta Guusha
Sırta Guusha
Sırta Guusha

Sırta Guusha

İndirim Oranı : %28 İndirim
Fiyat : ₺50,00
İndirimli : ₺35,75
Toplam Stok Adedi : 2
Barkod : 9786059681841

Adet

Artır Azalt
Hadii Aad Doonayso İnaad La Duusho Shimbirka Hawada Sare Maraya Waqti Badan Yuusan Kaaga Lumin Digaaga Dhulka Hoose Socda. Ma Doonaysaa İnaad Barato Sida Loo Guulaysto? Hadii Ay Jawaabtaadu Tahay Haa Ogow Buuggaan Waa Buuggaagii Waana Bare Ku Haboon Sidii Aad Ku Baran Lahayd Guusha, Waa Jiheeye Ku Tusiya Waddada Guusha, Waa Marjac Aad U Laaban Karto Mar Waliba Aad U Baahato İnaad Wax Ka Ogaato Guusha. Bal İsweydii Suurtagal Ma Tahay İnaad İska Guulaysato Adigoo Aadan Baran Sida Loo Guulaysto? Ma Kula Tahay Guusha İnay İska Timaado Bilaa Sabab La’Aan? Ma Umalaynaysaa İnaad Guulaysan Karto Adigoo Aadan Guusha U Halgamin? Ma Kula Tahay İn Guusha Xaglo Laabadan Lagu Gaaro? Miyey Kula Tahay İnay Guusha Fadhiga Kuugu İmaan Doonto? Maya Sidaas Ha Ku Fikirin Waayo Guusha Markaad Dalbato Durbadiiba İskama Timaadee Sababo İsbiirsaday Ayay Ku Timaadaa Marka Baro Sababhaas Si Aad U Hesho Sirta Guusha! Buuggaan Wuxuu Farta Kuugu Fiiqi Doonaa Habkii Aad Ku Ugaarsan Lahayd Guusha Aad Dalbanayso, Wuxuu Taabanaya Oo Kaaga Sheekaynayaa Sidii Aad U Guulaysan Lahayd, Hormar U Gaari Lahayd, Yoolkaaga U Xaqiijin Lahayd Adigoo Adeegsan Doona Qaaciddada Guusha. Buuggaan Sirta Guusha Waxaa Saldhig U Ah Labo Shuruuc Oo Kala Ah: 1. İnaad Hesho Xog Muhiim Ah Oo Laxiriira Guusha 2. Dhaqan Gelinta Xogtaas Adigoo Adeegsanaya Qaaciddada Guusha
Yazar
Hassan Mudane
Baskı Sayısı
1. Baskı
Basım Yılı
2016
Sayfa Sayısı
112
cultureSettings.RegionId: 0 cultureSettings.LanguageCode: TR
Çerez Kullanımı

Sizlere en iyi alışveriş deneyimini sunabilmek adına sitemizde çerezler(cookies) kullanmaktayız. Detaylı bilgi için Kvkk sözleşmesini inceleyebilirsiniz.